
Akhriste waa kuma Maxamuud Yusuf Adan ( Muro ) oo ahaa 98 jir Soomaali ah ,kuna geeriyooday shalay dalka Kenya ? Maxaad ka taqaan Taariikh nololeedkiisa iyo shaqsiyadiisa qofka uu ahaa? kaalintii uu ka soo qaatay halgankii gobonimo doonkii dalka Soomaaliya ee Ururkii SYL? iyo waxa uu ka tagay oo lagu xasuusto ?
Marxuunka ayaa ku noolaa in mudo ah dalka dibadiisa , waxaana uu maalmihii udambeeyay uu ku sugnaa magaalada Gaalkacyo oo ah halka uu ka soo jeedo .
Hadaba halkan kaga bogo Akhrite Taariikh nololeedkiisa ,waxaan Puntlandi.com uga waramay Taariikhda Marxuum Muro Aqoonyahan Cabdisalaan Dhooloyare .
Dhegayso.