(Dhegayso) Shacabka ku dhaqan magaalada Bosaaso oo soo dhaweeyay go,anaakii ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Bosaaso oo la hadlay warsidaha Puntlandi.com ayaa soo dhaweeyay go,aankii madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni uu kaga joojiyay golihi wasiirada Puntland in ay galaan heshiisyo cusub iyo in ay shaqaalay siiyaan dad cusub ,inta wasiir kasta xilka lagala wareegayo.

 

Halkan ka dhegayso aragtida dadweynaha Bosaaso .

<