Wasaaradda warfaafinta Puntland oo amar kusoo rogtay nin sheegta xoghayaha ururka saxaafada Soomaaliya

Wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa amartay inuusan Garowe shir ku qabsan karin Cumar Faaruq Cismaan oo sheegta inuu yahay sheegta in uu yahay xoghaya Ururka suxufiyiinta Soomaaliya.

Halkaan hoose ka akhriso go’aanka.

 

<