Sawiro, Raysal wasaare Kheyre iyo Beeshiisa oo casumay Mid kamida Isimada Puntland

Islaan Bashiir islaan Cabdulle oo kamid ah Isimada soo jireenka ah ee Puntland oo dhowaan Casumaad rasmi ah ay Muqdisho ugu sameeyeen Beesha Raysal wasaare Kheyre ayaa wuxuu shalay la kulmay Raysal Wasaare Xassan Cali Kheyre.

Raysal wasaaraha ayaa gurigiisa wuxuu ku casumay Islaan Bashiir.

Maalmahaanba Islaan Bashiir wuxuu ku sugnaa Dayniile halkaasoo ay ku casumeen Beesha uu ka dhashay Raysal wasaaruhu.