Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyayeeyey geerida ku timid Maxamed Yuusuf Aadan (Muuro)

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyayeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Yuusuf Aadan (Muuro) oo kamid ahaa halgamayaashii xornima doonka Soomaaliya ee SYL.

<