
Xogahaha Guddiga dhismaha waddada kala bayr iyo Caluula Cumar Cismaan Siciid oo maanta Waraysi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa ka hadlay halka uu ku dambeeyay dhimaha mashruucii waddada kala bayr iyo Caluula ,oo uu dhagax dhigay Madaxweyne Farmaajo Sanadkii 217kii.
Xoghayaha ayaa waxa uu baaq u diray madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ,shacabka Puntland iyo madaxda dowladda Fadaraalka Soomaaliya si ay uga qayb qaataan dhismaha wadadan.
Waxaa xusid mudan in sanad kasta boqolaal haween ah oo xaamilo ah ay udhintaan sabab la xiriirta wado la,aan iyadoona loo soo qaado magaalada Bosaaso si ay ugu umulaan .
Halkan ka akhriso warqadii u madaxweynihii hore ee Puntland uu ku magacaabay guddiga waddadan .