Breaking – Theresa May oo ka badbaaday codkii kalsoonida loogu qaaday,kana guuleysatay kuwii kasoo horjeeday

Raysal wasaarada Ingiriiska ayaa ku guulaysatay codkii kalsoonida ee Aqalka Baarlamaanku u qaaday caawa.

Dood dheer oo in ka badan 7 saac socotay ayaa aqalka Baarlamaanka Ingiriisku wuxuu codka kalsoonida u qaaday Raysal wasaare May.

Theresa May ayaa ku guulaysatay cod gaaraya 325 halka qolyaha kasoo hor jeeda ay heleen 306 cod.

Ssiidaas ayayna kusii wadaysaa shaqadeeda.

Puntlandi.com
London