Warar sheegaya in Madaxda Galmudug ay ku sugnaayeen Hotelka la weeraray Nairobi

Warar aan wali la xaqiijin oo Warbaahinta Puntlandi.com helayaan ayaa sheegaya in Hotelka la weeraray Magaalada Nairobi ay ku sugnaayeen Madac sare oo ka tirsan Maamulka Soomaaliyeed ee Gaæmudug.

Wararku eaxay waliba sheegayaan in Madaxweyne Xaaf uu ku sugnaa goobta laakiin illaah mahadii aan haba yaraatee waxba soo gaarin .

Wararkaan oo an ka helmay ilo ka agdhow Hotelka wali lamasoo xaquijin

Puntlandi.com
Nairobi

<