Sawiro Madaxweyne Axmed Madoobe oo Dhoobley booqasho ku jooga

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland oo maalmahaan booqasho ku maraya Deegaanada Jubbaland ayaa maanta wuxuu gaaray Dhooble oo ku taal Xuduuda Jubbaland iyo Kenya.

Madaxweynaha ayaa si diiran loogusoo dhaweeyey halkaas.
Safarka Madaxweynaha ayaa qayb ka ah Barnaamijka uu Madaxdeynuhu uu doonayo inuu Al-shabaab uga saaro Deegaanada iyo sidii Bulshada loogu wacyi galin lahaa Qaabka loo xoreynayo Deegaanada.

Puntlandi.com
Kismaayo