(LIVE )BREAKING :NEWS Qarax ka dhacay Nayroobi Kenya

Qarax loo adeegsaday gaari wax yaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray mid ka mid ah Hotelada waa weyn ee ku yaala magaalada Nayroobi .

Qaraxa ka dib ayaa waxaa Hotelka galay rag hubaysao oo ka dhex dagaalamaya .

Halkan ka daawo.

STN TV: WARKA GALABNIMO 15 01 2019#TOOS_UDAAWO

SlÄet op af STN Somali TV i Tirsdag den 15. januar 2019

Sawirro.