Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo joojiyey daabicida lacagta Shilingka Soomaaliga ah

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa joojiyey daabicida lacagta Shilingka Soomaaliga ah nooc kasta oo ay tahay gabi ahaanba, si loogu turo Shacabka Puntland, loolana dagaalamo Sicir-bararka

Halkaan hoose ka akhriso.