Madaxweynaha dowladda Puntland oo saaka si rasmi ah xilkiisa ula wareegaya.

Madaxwaynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa saaka xilka kala wareegaya Madaxwaynihii hore Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisu ayaa haysta xilwareejinta ka dib 21 beri in ay ku soo dhisaan xukumad cusub.

Puntlandi kala socda xaflada xil wareejinta iyo muuqaalo.