Breaking News–Madaxweyne Dani oo si rasmi ah xilka ula wareegay

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Awmaxamed Dani ayaa maanta oo isniin ah 14/1,2019 ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay.

Madaxweynaha ayaa durba maanta wuxuu kusoo wareegayaa oo soo degayaa Madaxtooyada.

Mdaxweynihii hore ee maanta Furaha wareejiyey ayaa shaaaalaha Madaxtooyada ka codsadey inay l shaqeeyaan masuuliyiinta Cusub.

Sawirad kala soco Puntlandi.com