(VIDEO) Baaq nabadeed oo lagasoo saaray colaada ka taagan Buuhoodle

Maamulka degmada Buuhoodle iyo waxgaradka gobolka Cayn ayaa maanta baaq nabadeed kasoo saaray colaad beeleedyo ka taagan gobolka Cayn halkaas oo ay ka dhaceen dilal salka ku haya aano qabiil.

Baaqaan ayaa  daba socda dil xalay ka dhacay deganka Gocondhaale oo hoos yimaada degmada Buuhoodle, kaasoo  isna daba socday hore uga dhacay degaankaas kuwaasoo aan xal laga gaarin.

Halkaan ka daawo baaqa.