Madaxweyne Deni oo joojiyay canshuur dhaaf loo sameyn jiray hay’addaha dowladda iyo kuwa caalamiga

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Wasaarada Maaliyad lagu ogaysiiyey in la joojiyey Canshuur dhaafka iyo Canshuur dhimista loo samayn jiray Hay’adaha Dowlada iyo kuwa Caalamiga laga bilaabo 12/1/2019 oo uu soo baxay qoraalkan oo uu saxiixay Madaxwayne Deni .

Halkaan hoose ka akhriso.

<