
Deegaanada Puntland waxaa hoos u dhac weyn ku yimi qiimaha lagu kala sarifto lacagta dollar ,waxaan Arintan loo sababeeyay doolarka oo batay iyo lacagtii Soomaaliga ahayd oo yaraatay .
Halkan ka dhegayso , warbixinta uu ka diyaariyay wariyaha Puntlandi.com ee Bosaaso .