(Dhegayso+Sawirro) Wadada hal bowlaha u ah magaalada Bosaaso oo la dayac tiray

Maamulka degmada Bosaaso iyo guddiga dhismaha wadada halbowlaha u ah magaalada Bosaaso ee isku xirta gobolada Puntland ayaa maanta dhegax dhigay waddadan ,oo mudo badan dhaqaale loo u ruurinayay .

 

Shaqada wadadan oo labilaabay bishii Afaraad 218kii ,waxayn ilaa iyo mudadaasi u xanib need sidii loo heli lahaa dhaqaale lagu dhiso .

 

Gaadiid leyda iyo ganacsatada Bosaaso ayaa laga aruuriyay inta badan dhaqaalaha ku baxaya wadada waxaana sidookale 50 kun oo doolar ku deeqay musharaxii xilka madaxtinimo looga guulaysat Injineer Jabiye .

 

Shaqadan ayaa waxaa lagu soo dhamaystiri doonaa mud 45 maalmood ah.

 

Halkan ka dhegayso .

Sawiro.