(Dhegayso+Sawirro) Amaanka magaalada Bosaaso oo laga shiray

Guddiga amniga magaalada Bosaaso ayaa maanta waxa ay isgu yimaadeen shir looga hadlaayay amniga magaalada Bosaaso , waxaana ka soo qayb galay saraakiisha laamaha amniga .

 

Kulanka ayaa waxaa lagu gorfeeyay sidii loo sii xoojinlahaa amaanka, maadaama uu dhamaaday waqtigii ololaha doorashada.

 

Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo.

Dhagayso.

Sawiiro.