(Sawirro) Axmed Madoobe oo ka dalbaday Odayaasha dhaqanka in ay ka qayb qaataan dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha dowladd goboleedka Jubaland Axmed Madoobe ayaa ka codsaday Odayaasha dhaqanka ee degmada Afmadow in ay ka qayb qaataan dagaalka lala galayo kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab .

 

Waxa uu sheegay in Odayaasha looga baahan yahay in ay shacabkooda aka qaadaan heerayada cadowga dhibta ku hayaa ubadooda iyo hooyooyinkooda .

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in marka deegaanadaasi laga xoreeyo cadowga Nabad diidka ah ee Al-shabaab laga hirgalin doono mashaariic hor umarineed sida adeegyada Caafimaadka , Waxbarashada , iyo Biyaha .

Halkan ka daawo .