(Dhegayso) Wax garadka degmada Taleex oo baaq udiyay Madaxweynaha cusub ee Puntland

Odayaasha iyo wax garadka ku dhaqan degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa waxa ay soo dhaweeyeen Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland  mudane Siciid C/laahi Deni iyo kuxigenkiisa Axmed Karaash  oo 8 Janaayo 219 lagu dooratay magaalada Garoowe .

 

Odayaash ayaa madaxweynaha  cusub ee Puntland  Siciid Deni ka codsaday in uu la yimaado isbadal baaxad leh,  uuna wax ka qabto baahiyaha ka jira degmada .

Dhegayso.