(VIDEO) Guddoomiye Yariisow oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Injineer  Yariisow ayaa sheegay in shacabka magaalada Muqdisho ay xaq uleeyihiin in ay helaan maqaamka Muqdisho , oo ay la xuquuq noqdaan gobolada kale ee Soomaaliya .

Waxa uu sheegay in taasi ay ku iman karto midnimada iyo isku duubnida shacabka .

Halkan ka daawo.