(Sawirro) Ciidamada Jublanad oo la galiyay heegankii ugu dambeeyay

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa heegankii ugu dam beeyay galiyay ciidamadiisa si duulaan adag loogu qaado Argagixisada Al-shabaab ee ku sugan degmooyinka Afmadow iyo   Bu’aale.

Madaxweynaha ayaa ciidamada kula dar daarmay in shacabkooda ay ka qadaan heeryada cadowga Nabad diidka ah ee dhibaatada ku haya haweenka iyo caruurta , kuna qaraabanaya  diinta Islaamka .

Waxa uu sheegay Axmed Madoobe in askarigii ku dhinta dagaalnak uu yahay shahiid naftiisa u huray bad baadada shacabka .

 

Halkan ka daawo.