(Dhegayso) Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Injineer Camey oo baaq udiray shacabka iyo ciidamada Puntland

Madaxweyne kuxigeenkii hore ee dowladda Puntland Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey oo Garoowe kula hadlay warbaahinta ayaa shacabka ugu baaqay in la ilaa liyo kala dambaynta iyo dowlad nimada ,laga hortago wax kasta oo shaqaaqo ah .

Waxa uu sheegay in madaxda oo kaliya ay isbadaleen , balse nidaamkii iyo dowlad nimadu ay tahay udub dhaxaad  , shacabkana looga baagan yahay in ay la shaqeeyaan xukuumada cusub ee uu hogaaminayo madaxweyne Siciid Deni .

 

Ciidamada ayaa uu Camey ugu baaqay in ay sugaan Amniga xuduudaha Puntland .

Dhegayso.