(Dhegayso) Madaxweyne Deni “Argagixisada ku dhuu maalaysanay Buuralayda Galgala waan soo Afjari doonaa

Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa wacad ku maray in shabaabka  iyo Daacishka ku sugan Galbeedka iyo Bariga Bosaaso  ay Puntland  ka sifayn doonto deegaanadeeda  maalmaha soo socoda ,iyadoo lala kaashan doono besha caalamka  .

“ Al-shabaab iyo Daacish sida ay ugu badan yihiin koonfur Galbeed uguma badna Puntlanland waxaa nooga qorshaysan  in haraadiga yar ee ku dhuumanaya Buuraha Gal gala ,ciidamad Puntland  dhawaan ayay ka sifayn doonaan waana soo afjari doonaa ayuu yiri madaxweyne Deni .

 

Halkan ka dhegayso.