(Dhegayso) Aragtida dadweynaha Bosaaso iyo go,aankii Madaxweyne Deni uu ku soo dhaweeyay Jiritaanka Madasha maamul goboleedyada

Shacabka ku dhaqan magaalada Bosaaso ayaa soo dhaweeyay mowqifkii uu ka qaatay madaxweyne Deni jiritaanka Madasha maamul goboleedyada oo ay gundhig u tahay Puntland .

Waxa ay sheegeen shacabku in Puntland aysan lamid ahayn mamaul goboleedyada ay ku amar taagleeyaan Farmaajo iyo kheyre .

Siciid Deni madaxweynaha Puntland  ayaa  sheegay in dastuurka uu dhigayo in Maamul goboleedyada ay is kaashadaan, danahooda ka shaqeeyaan, wax kasta oo dastuurka dhigayo ay ku dhaqmi doonaan .

Hadaba sidee u arkaan hadlka madaxweynaha , shacabka Puntland ?

Dhegayso.