DEG-DEG: (VIDEO) War saxaafadeed lagasoo saaray shirkii madaxweynaha dowladda Puntland la qaatay golaha wasiiradda

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdulaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan ( Karaash ) ayaa maanta shir gudoomiyey shirkii khamiis’laha ahaa ee golaha wasiirada Puntland.

Shirka oo uu goob joog ahaa madaxweynihii hore Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay sidii loo sii amba qaadi lahaa howlihii shaqo ee loo hayey shacabka PUNTLAND, Afhayeenka dowladda iyo wasiirka warfaafinta ayaa ka warbixiyey markuu soo dhammaaday.

Halkaan ka daawo qodobadii kasoo baxay.