(Dhegayso) Waraysi : Madaxaweynaha cusub ee dowlada Puntland Siciid Deni “Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyadu waa sii jirayaa “

Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Sicid C/laahi Deni ayaa Waraysigiisii ugu horeeyey oo lala yeesho wuxuu uga hadlay arimo dhowra.
Madaxweyne Dani wuxuu hoosta ka xariiqay in isbahaysigii Iskaashiga Dowlad Goboleedyada uu sii jiri doobo, wuxuuna yiri ” In Maamuladu isbahaystaan Waa Dastuuri oo Dastuurkaa noo ogol”

Madaxweynuhu mar uu ka hadlay Gobolka Sool wuxuu yiri “Soomaaliland iyadaa kusoo duushay dhul Puntland,Haday Ingiriis noqdeen Anagu Talyaani ma noqon.”

Halkan ka dhegayso waraysiga madaxweyne Deni oo uu siiyay BBCda laanteeda Afka Soomaaliga .