
Asad Cismaan Diyaano oo ahaa musharaxii madaxweyne Deni uu doorashada kaga guulaystay wareegii sadaxaad ayaa balan qaaday in uu la shaqayn doono xukuumada cusub .
Waxa uu sheegay Asad Cismaan in Puntland iyo shacabkeeda ay yihiin kuwo isku duuban oo cadow geeda meel uga soo wada jeeda.
Agaasimihii hore ee ciidamada PSFta Puntland ayaa doorashadii shalay ka dhacday Garoowe waxa uu helay oo looga guulaystay si dirqi ah 31 cod , halka uu ka helay madaxweyne Deni 35 cod .
Halkan ka dhegayso.