(Dhegayso) Aragtida shacabka Bosaaso iyo guushii Madaweyne Deni

Shacabka ku dhaqan magaalada Bosaaso ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay guushii uu ka gaaray Madaxweyne Deni ,doorashadii ka dhacday shalay magaalada Garoowe oo uu kula tartamay ilaa iyo 21 Musharax oo uu kamid ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland C/wali Gaas.

Hadaba halkan ka dhegayso.

 

<