Madaxweynaha Jubbaland oo hambalyo udiray madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland

Madaxweynah Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Alsayid Sheikh Axmed Maxamed Islaan ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,