Breeaking News– Ciidamada Amaanka oo durba isku gadaamay Madaxweynaha Cusub

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa dirba la wareegay Amaanka Madaxweynaha Cusub ee Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Dani.

Koox kasocda Ciidanka Amaanka Madaxtooyada oo u badan dharcad ayaa gudaha isoo Galay Baarlamaanka kuwasoo durba isku gadaamay nawaaxiga Madaxweynaha Cusub.

Madaxweyne Saciid Dani ayaa foor dhow wuxuu la hadli doonaa shacabka Puntland.

Dhinaca kalena Madaxweynihii laga guuleystey Dr.Gaas ayaa kursiga uu fadhiyo Madaxweynaha cusub uu ugu tagay isagoo u hambalyeeyey.

Gaas ruuxiisa waxaa la sugayaa inuu khudbadisii u dambeysay uu jeediyo.

Puntlandi.com