
Madaxweynaha cusub ee Dowlada Puntland waa Saciid Cabdullaahi Dani, Dani ayaa wareegii u dambeeyey wuxuu ka guulaystay Asad Cusmaan.
Mid kamida asxaabta Saciid Cabdullahi Dani ayaa si kooban uga sheekaynaya taariikhda Madaxseynaha cusub ee Puntland.