Breaking News–Madaxweyne Gaas oo wareegii kowaad ku haray, Dani, Diyaana iyo Farax Cali Shire oo soo gudbay

Madaxweynaha xilku ka dhamaadey Cabdiwali Maxamwd Cali Gaas ayaa wareegii kowaad ku haray kadib markuu hekay 7 cod oo qura.

Mudane Dani ayaa ilaa hada hogaamimaya isagoo helay Codadkaugu badan.

Wareega Labaad waxaa u soo gudbay Faarax Cali Shire, Saciid Cabdullaahi Dani iyo Asad Cuzmaan Diyaana.

Punylandi.com