Qaramada Midoobey oointa badan shaqaalohooda u raray Nairobi

Qaramada Midoobay ayaa shaaca kaqaadey in shaqaalohooda ay ka rarayaan Muqdisho oo ay u celinayaan Nairobi halkaasna ay shaqadooda kasii wadayaan,sidii xiliyadii Kumaalgaarka ay ahayd Xukuumada Federaalkau, arintaan ayay ku macneeyeen Amaan xumo soo foodsaartay Muqdisho.

Shaqaalahayaga Amaankooda awgeed ayaan Nairobi ugu raraynaa kadib markii laba todobaad ka hor Hoobiyaal lagusoo weeraray Xaruntaya Muqdisho, sidaas waxaa tiri Sargaal u hadlay UNSOM.

Bixida Shaqaalaha Qaramada midoobey jma baxayaan Amaan xumo ee waa arimo siyaasadeed, waxaa sidaas yiri Axmed Xasan oo armaha Geeska Afrika falanqeeya.

Hadii shaqaalaha Qaramada midoobey ay isaga baxaan Muqdisho waxay horseedi kartaa in Hay’ado badan ay ku daydaan, inkastoo ay hada knta badan ay degan yihiin Xarunta Xalane oo ah Xero nabdoon.

Puntlandi.com
Nairobi