(Dhegayso ) Madaxweyne Gaas “Puntland laguma aamini karo maanta qof aan ogeyn ama ku filneyn culayska siyaasadeed ee jira”!

Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas ayaa Qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay hoolka Baarlamaanka Puntland oo ay ka socotay dhagaysiga Qudbadaha Musharaxiinta Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ee doorashada 219.

C/wali Gaas ayaa waxa uu yiri “Puntland laguma aamini karo maanta qof aan ogeyn ama ku filneyn culayska siyaasadeed ee jira, waxaan aaminsanahay inaan kow ka ahay kuwa maanta Puntland himiladeeda gaarsiin kara, waxaana ahay madaxweyne dhexdhexaad u ahaa dadka Puntland ee aan cid iyo koox gaar ah isku koobin”!

Halkan kaga bogo Qudbada Gaas.