(VIDEO) Howlgalo lagu xaqiijinayo amniga magaalada Garoowe oo socda iyo saraakiisha oo codsi udiray shacabka

Doorashada Puntland ayaa waxaa ka harsan oo kaliya mudo hal maalin ah , waxaana aad loo adkeeyay Amaanka magalaada Garoowe oo ay doorashadu ka dhacayso, si aysan uga faaiidaysan kooxaha Argagixisada h .

Ciidamada ayaa baaritaan ku samaynaya gaadiidka marayay wadoyinka , kana fiiqaya bacaha madow .

Ciidamada amniga xaqiijinaya ayaa kala ah, PSFta , Booliiska , Daraawiishta, iyo PMPFta .

Halkan ka daawo.