(Dhegayso ) Qudbadaha Musharaxiinta oo beri la dhagaysanayo iyo Guddiga oo soo bandhigay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta

Maalinta beri ah oo isniin ah kuna beegan 7-1-2019 , Guddiga doorashada  ee Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ayaa iclaamiyay qaabka ay u dhacayso  Qudbadaha Musharaxiinta  u taagan doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa   iyo qaabka ay noqonayso codaynta doorashada .

Halkan ka dhegayso Gudoomiyaha guddiga doorashada Madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa .

 

<