
Wariyaha Puntlandi.com ee magaalada Kismaayo ayaa soo sheegaya in maamulka Jubaland maanta ay soo ban dhigeen ciidamadii ugu xooganaa ee ka qayb qaadanaya dagaalka dib Al-shabaab looga xoraynayo Gobolka Jubadda Dhexe.
Deegaanada maamulka Jublanad uu u qorsheeyay in ay ka saaraan Al-shabaab ayaa waxaa ka mid ah ,Jilib iyo Jamaame .
Madaxweynaha jubaland Axmed Madoobe ayaa dhawaan ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-shabaab ,isagoona sheegay in dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay ka waayeen wax taageero ah .
Waxa uu shacabka Jubaland ugu baaqay in ay isku tashadaan oo aysan cidina wax ka sugin.
Daawo.
Daawo: Ciidamo thro badan iyo gaadiid dagaal oo Kismaayo lagu soo bandhigay.
Slået op af Hasan Noor i Fredag den 4. januar 2019
Sawiiro.