(Sawirro) kaantaroolka Bosaaso oo lagu qabtay Maandooriye

Ciidamada amniga ee gobolka Bari ayaa kaantaroolka Bosaaaso waxa ay ku qabteen Qamri farabadan oo laga keenay dalka Itoobiya sida ay sheegeen maamulka gobolka Bari iyo Taliska qaybta Booliska ee gobolka .

 

Goobtii Qamriga lagu soo bandhigay ayaa waxaa ku sugnaa Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacayd Dhedo  iyo Taliye kuxigeenka qeybta ee Booliiska .

 

Halkan ka daawo.

<