Gaas oo la kulmay guddoonka cusub ee barlamaanka Puntland

Madaxweyne Gaas ayaa maanta madaxtooyada ku qaabiley gudoonka cusub ee Golaha wakiilada Dowladda Puntland ee shalay la doortay. Madaxweynaha ayaa kula dar daarmay gudoonka cusub in ay ku shaqeeyaan cadaalad iyo hufnaan maadaama ay yihiin indhihii ay fiirsanayeen shacab waynaha Puntland.

<