Breaking News : – Musharax Dr.Sadiq Enow oo tartankii ka baxay, isla markaana u tanaasulay Musharax Dr.Cali Ciise Cabdi

Musharax Dr.Sadiq Enow oo si rasmi ah uga baxay tartankii doorashada madaxtinimo ee Dawlada Puntland, isagoo sheegay in uu u tanaasulay oo uu taageerayo Musharax Dr.Cali Ciise Cabdi

<