Qarmada Midoobey oo u jawaabtay dowladda Soomaaliya sheegtayna in ay qodobo Diblomaasi oo khalad ah cuskatay iyo sidoo kale Xoghayaha guud oo soo magacaabi doona Wakiil Cusub

Qoraal ay Qaramada Midoobay soo saartay ayay ku sheegtay in ‘persona non-grata’ aanay qaban qof u shaqeeya QM sida uu qabo Heshiiskii 1961 Vienna Convention ee Xiriirka Diblomaasiga. Qoraalka waxaa lagu sheegay in QM ay ka xun tahay go’aanka dowladda Soomaaliya, laakiin saas oo ay tahay in Xoghayaha Guud uu soo magacaabi doono ergay cusub.

The Secretary-General deeply regrets the decision of the Government of the Federal Republic of Somalia to declare the Special Representative of the Secretary-General for Somalia and Head of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM), Nicholas Haysom, persona non grata.

The Secretary-General has full confidence in Mr. Haysom, an experienced and respected international civil servant who has distinguished himself in numerous senior leadership roles, in the field and at UN Headquarters.

The doctrine of persona non grata does not apply to, or in respect of, United Nations personnel. As described in the 1961 Vienna Convention on Diplomatic Relations, the doctrine applies to diplomatic agents who are accredited by one State to another in the context of their bilateral relations. The United Nations is not a State and its personnel are not accredited to the States where they are deployed, but work under the sole responsibility of the Secretary-General.

<