Gudiga Doorashada Puntland oo goor dhow lagu dhawaaqayo


Sawirku waa Gudooiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Mudane Cabdixakiin Dhoobodaareed

Xildhibaanada Puntland ayaa waxaa hada u socda shir albaabadu u xiran yihiin kasoo lagusoo xulayo Gudiga Doorashada Madaxweynaha Puntland.

Gudiga ayaa maareyn doona Doorashada Madaxseynaha waxayna arkii lasoo doorto waxay beri subax yeelan doonaan kjlan ay kushaacinayaan in Musharixiintu ay soo xaadiraan Baarlamaanka.

Saxaafada ayaa sugaya in goor dhow lasoo bandhigo Gudiga.

Puntlandi.com
Garowe