Breaking,,, Live –Xildhibaan Dhoobodaareed uu ugu cadcad Inuu noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka PL

Xildhibaan Cabdixakiin Dhoobe Daareed ayaa u muuqda inuu noqdo Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland.

Sida Puntlandi Xogta ku hayo waa Xildhibaanka ugu taageerada badan.

Dhoobo daareed wuxuu kamid yahay Xildhibaanada ugu waayo aragsan Shaqada loo doortay 66 Xildhibaan.

Puntlandi.com
Xarunta Baarlamaanka Puntland Gaowe