Afar Musharax oo u tartamaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Afar Musharax ayaa waxay u tartamayaan Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Punntland.

Waxayna kala yihiin

1- Cabdixakiin dhoobo daareed
2- Abwaan cabdirashiid Jabriil
3-Cabdijamaal cismaan maxamed 4-
4- Abdiraxmaan Cali jibriil.

Sida la hadal hayo Waxaa ugu cadcad Cabdixakiin Dhoobodaareed iyo Cabdi-Jamaal Cismaan.

Dhoobo Daareed wuxuu kamid yahay Xildhibaanadii hore ee mar kale lasoo doortay, Xukuumada wax jago ah kamasoo qaban.

Cabdijamaal wuxuu soo noqdey Wasiirka Xukuumada Gaas, Xukuumadii Faroole wuxuu ahaa Wasiir kuxigeenkii Amniga.

<