(Dhegayso) Warbixin: Biyo Xireen laga hirgaliyay deegaano hoos yimaada degmada Qandala ee gobolka Bari

Dalinyaro  mutadawiciin ah oo iskood isku xilqaantay  ayaa deegaano hoose yimaada  degmada Qandala ee gobolka Bari waxa ay ka hirgaliyeen Biyo Xireen  ay ka cabaan dadka iyo duunyada  .

Qoysas gaaraya in ka badan 1500 oo qoys  oo reer miyi ah  ayaa ka faa iidaystay biyo xireenkan oo halkaasi laga hirgaliyay sanadkii  hore ee  2018kii.

Deegaanada laga hirgaliyay Biyo Xireenkan  ayaa waxaa kamid ah ,Bali Dhidin , Dawaara , iyo Sheybaab oo dhamaantood hoos taga degmada Qandala ee gobolka Bari .

Hadaba halkan ka dhegayso warbixinta uu ka diyaariyay radiyaha Radiyaha arimaha bani,aadanimada eeQaramada Midoobey  ee Ergo.

<