(Dhegayso) Suldaan Muuse Koonte “Madaxweyne Gaas iyo Musharaxiintuba waxa ay nala qaateen in muwaadin kasta oo Soomaali ah oo aan dabi ka galin Puntland uu iman karo ”

Shirkii Isimada iyo Musharaxinta dowladda Puntland ee Garoowe uga socdaya  maalmahan ayaa waxaa laga soo saaray qodobo ay kamid yihiin:

1-in Puntland ay iman karaan madaxda dowladda fadaraalka Soomaaliya iyo cid kasta oo  aan dambi ka galin Puntland.

2- in shirkadaha xawaalaha ay shaqayn karaan oo lacagaha dadku ay isku soo diri karaan ,shaqooyinkoodiina aysan waxba iska badalin .

3-in lagu kasoonaado doorashada Puntland 219 iyo in amaanka laga wada shaqeeyo.

Dorashada Puntland ayaa dhici doonta 8 Janaayo 219 ,waxaana u tartamaya musharaxiin kudha ilaa iyo 40 Musharax .

Dhegayso .

 

<