(Dhegayso) Jubaland oo qaadaysa dagaal ka dhan ah Shabaabka haysta Jubbada Dhexe

Madaxweynaha  mamaulka Jublanad Axmed Madoobe ayaa amar ku bixiyay in ciidamada maamulka Jubaland ay qaadaan dagaal lagu xoraynayo gobolada iyo degmooyinka ay Al-shabaab kaga sugan yihiin Jubada  Dhexe .

Taliyaha howlgalka xoreynta Gobolka Jubbada Dhexe G/Sare Axmed Jaamac Salaad ay sheegay in ciidamada saaka ay u dhaqaa qeen deegaanada ay Al-shabaab kaga sugan yihiin Jubada hoose oo ay kamid tahay degmada Afmadow .

Sawiro laga soo qaaday ciidamada markii ay ka amba baxeen garoonka diyaaradaha ee  magaalada Kismaayo ayaa muujinayay sida ay isugu diyaariyeen dagaalka Al-shabaab lala galayo .

Dhegayso.

Sawirro.

<