
War qoraal ah oo goor dhawayd ka soo baxay xafiiska Gudoomiyaha Aqalka sare ee dalka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa lagu sheegay in ay joojiyen wada shaqayntii ka dhaxaysay Baarlamaanka , kadib markii mudo dheer uu Aqalka sare uu ka sugayay Baarlamaanka in laxaliyo arimo ka dhexeeyay oo dhanka sharciyada ah .
Warkan qoraalka ah ayaa waxaa si dookale lagu wargaliyay Madaxweynaha dowladd Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.
Halkan ka Akhriso.