Breaking News– Dowlada Puntland oo markale sheegtey in Amarkii lagu manuucay masuuliyiinta DF inuu wali sidisii yahay

Warsaxaafadeed Kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegey in Dowladda Puntland ay cadaynaysaa iyadoo la ilaalinayo xasiloonida iyo Dowladnimada, in Amarkii Wasaarada Amnigu uu sidiisii yahay, waxna aan laga badeli doonin.  

Amarkaas ayaa ahaa in ilaa Dooorashada la soo gabagabeynayao aysan Puntland iman karin Masuuuliyiinta Dowlada Federaalka.

Qoraalkaan ayaa soo baxay kadib kulan ay Isimada iyo Musharixiintu ay yeesheen maanta kulankasoo ay kusoo hadal qaadeen Go’aankii xukuumadu ku manuucdey In lasoo galo Puntland.

Warsaxaagadeedka oo faahfaahsan hoos ka akhriso

<